Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wararka Gudaha

Ibraahim Roombo" Guul Taariikhi ayaa laga soo Hooyay FIBA Zone V".

0 Visits: 1525 | Saturday February 02, 2013 - 15:29:34
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Ibraahim Xuseen Cali [ Roombo] ayaa xusay in guul taariikhi laga soo hoyay ciyaarihii Zone V ee Koobka Isreebreebka qaramada qaaradda Afrika, kaas oo xulka wiilasha Kubadda Koleyga uu sheegay inay ka keeneen guul iyo sharaf u soo hoyatay guud ahaan…

Read More »

Kooxda K/Gacanta Dekedaha oo ka badiyay Heegan + Sawirro

0 Visits: 1758 | Saturday February 02, 2013 - 15:02:13
Waxaa shalay ka dhacday garoonka 1da Luuliyo ee magaalada Mogadishu cayaar ka tirsanayd koobka horyaalka 13 aad ee kubadda gacanta ayna daawashadeeda u soo daawasho tageen taageerayaal aad u buuxdhaafiyey garoonka iyo waliba madax ka tirsan wasaaradda iyo hay’adaha Sport ga dalka ayna isga horyimaadeen…

Read More »

GOS oo taageeradiisa ku biiriyey xulka kubadda kolayga.

0 Visits: 1634 | Thursday January 24, 2013 - 20:34:09
Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ayaa maanta waxa uu xulka kubadda kolayga Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey guulaha isdaba jooga ah ee uu ka gaaray cayaarihii uu uga adkaaday dalalka Kenya iyo Burundi.

Read More »

Xoghayaha GOS oo la kulmay madaxa Olympic Solidarity Commision.

0 Visits: 1752 | Monday January 21, 2013 - 02:39:37
Xoghayaha guud ee Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed mudane Duraan Axmed Faarax oo booqasho ku jooga magaalada Kuwait ee dalka Kuwait ayaa galabta la kulmay guddoomiyaha Guddiga Olimbikada Kuwait ahna guddoomiyaha Guddiga O Asia, guddoomiyaha ururka ANOC iyo waliba madaxa guddiga Olympic Solidarity ee…

Read More »

Kulan Wada tashi ah oo dhex maray GOS iyo wasaaradda Horumarinta A Bulshada.

0 Visits: 1721 | Thursday January 17, 2013 - 19:19:34
Kulan xasaasi ahaa aadna loogu lafa guray sidii wada shaqayn buuxda ay u dhexmari lahayd hay’adaha ugu sareeya sport ga dalka Soomaaliya ayaa shalay ku dhex maray xafiiska wasiir ku-xigeenka wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada ee magaalada Mogadishu.

Read More »

Guddoomiye ku-xigeenkii 2aad ee GOS oo magaalada Mogadishu ku geeriyooday.

0 Visits: 1586 | Thursday January 17, 2013 - 19:13:13
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi raajicuun: ilaahay naxariistii jano ha siiyee waxaa xanuun xalay ku soo booday dartiis daqiiqado ka hor magaalada Mogadishu ugu geeriyooday guddoomiye ku-xigeenkii guddiga olimbikada Soomaaliyeed mudane Xasan Cabdi Axmed (Xasan Elman)

Read More »

Shirweynihii 6aad ee GOS oo lagu doortay Guddoon Cusub.

0 Visits: 1620 | Thursday January 17, 2013 - 19:07:03
MUQDISHO: Shirweynihii lixaad ee Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Jaziira magaalada Muqdisho, shirweynahan ayaa lagu doortay guddoon cusub oo uu hogaaminayo C/llaahi Axmed Tarabi.

Read More »

Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta oo habsami uga socda Muqdisho

0 Visits: 1766 | Sunday December 09, 2012 - 22:28:53
MUQDISHO: Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho waxaa si habsami leh uga socda Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta, waxaana ciyaar aad u kulul isaga horyimid Kooxaha Dekedda iyo Horseed . iyadoo ay guusha raacday Dekedda oo 14-11 ku quusiyay Horseed.

Read More »

GOS oo ka qaybgalaysa kulan muhiim u ah Sport ga dunida (Doha Goals 2012) .

0 Visits: 1861 | Sunday December 09, 2012 - 22:21:15
Guddoomiyaha GOS Duraan Axmed Faarax ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar uga qaybgalaya kulan uu soo qabanqaabiyey ururka Doha Goals ayna isugu imaanayaan in ka badan 300 oo ka mid ah hogaamiyayaasha hay'adaha ka shaqeeya Sport ga iyo kuwa xiriirka la leh loogana doodayo arimo badan oo quseeya sport…

Read More »

Horyaalkii 13aad ee Kubadda Gacanta oo ka furmay Muqdishu.

0 Visits: 1813 | Wednesday December 05, 2012 - 17:20:42
MUQDISHO: Horyaalkii 13aad Kubadda Gacanta ayaa ka furmay garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho. Iyadoo ay ka soo qeybgaleen furitaanka tartarkan mas`uuliyiin ka socotay wasaaradda Isboortiga, Maamulka Gobolka Banaadir, GOS iyo madaxda Xiriirada kala duwan.

Read More »

Xulka Qaranka oo tababar loogu qaadayo dalka Uganda

0 Visits: 2169 | Tuesday October 30, 2012 - 13:05:55
Xulka Qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee lagu naaseedo “Ocean Stars” ayaa loo qaadi doonaa dalka Uganda si ay tababar ugusii qaataan ka hor cayaaraha CECEFA ee dabayaaqada bisha November ka furmaya magaalada Kampala, sidaasi waxaa sheegay masuul sare oo ka mida xiriirka Soomaaliyeed…

Read More »

GOS oo Aqoon Kororsi Maamulka u Furay Xiriirada & Ururrada Isboorti

0 Visits: 2099 | Wednesday October 17, 2012 - 11:57:04
MUQDISHO: Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ayaa Xaruntiisa magaalada Muqdisho uga furay xubno ka socday Xiriirada iyo Ururada Isboorti Aqoon Kororsi la xiriira Maamulka Isboortiga ee heer Qaran.

Read More »

GOS oo Xaflad Dhiirigelin u Sameysay Xulka Kubadda Cagta ee 17-jirada.

0 Visits: 2116 | Saturday September 29, 2012 - 12:04:22
MUQDISHO: Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Xaflad dhiirigelin iyo soo dhaweyn guushii Xulka Qaranka ee da`doodu ka yar tahay 17ka sano oo 21kii bishan magaalada Khartoum xulka dalka Suudaan ay kaga reebeen wareegii hore Tartanka Isreeb-reebka Ciyaaraha Dhallinyarada…

Read More »

Taageerayaasha Soomaalida oo ka yaabsaday Shacabka Sudan

0 Visits: 2245 | Saturday September 22, 2012 - 12:22:17
Boqolaal ka mida jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Sudan ayaa maanta wacdare lala yaabay ka dhigay garoonka kubada cagta Khartuum Stadium kaddib markii ay garoonka kusoo wareejiyeen iyagoo xambaarsan guddoomiyaha wafdiga Soomaaliya Cali cabdi Maxamed (Cali Shiino) iyo macalinka qaranka Maxamed CabdulleFarayare

Read More »

Soomaaliya oo Reebtay Sudan.

0 Visits: 2178 | Saturday September 22, 2012 - 12:15:00
Xulka Kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa maanta oo jimco ah xulka dhigooda ah ee Sudan ku reebay wareega hore ee isreebreebka cayaaraha dhalinyarada Qaarada Africa, kaddib cayaar aad u adkeyd oo ka dhacday magaalada Khartoum.

Read More »

Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed oo u hambalyeynaya madaxwaynaha cusub.

0 Visits: 1976 | Tuesday September 11, 2012 - 16:00:54
Guddiga olimbikada soomaaliyeed asagoo ku faraxsan doorashada taariikhiga ah ee ka dhacday magaalada Mogadishu markii ugu horeysay dhawr iyo afartan sanadood ka dib waxa uu soo dhawaynayaa soo xulitaankii xubnaha baarlamaanka iyo doorashadii madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

Read More »

GOS oo ka murugoonaysa geeridii guddoomiye kuxigeenkii guddiga.

0 Visits: 2058 | Friday September 07, 2012 - 14:28:30
Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed iyo dhamaan bahwaynta sport ga Soomaaliyeed ayaa saaka ku waabariistay warkii naxdinta lahaa ee geeridii alaha u naxariistee Xaaji Cabdi Cilmi Warsame oo ahaa guddoomiye ku-xigeenkii GOS oo xalay ku geeriyooday dalka Malaysia xanuun muddo yar hayey ka dib.

Read More »

Warsaxaafadeed ku saabsan war ka baxay telifishanka Universal.

0 Visits: 1818 | Saturday August 11, 2012 - 16:42:43
Waxaa shalay laga baahiyey qaar ka mid ah hay’adaha warfaafinta Soomaaliyeed gaar ahaan Telifishanka Universal war sheegayey in cayaartoydii xulka qaranka ee cayaaraha fudud uga qaybgalayey tartanka Olimbikada Adduunka Maxamed Xasan Maxamed iyo Samsam Maxamed Faarax ay magangalyo siyaasadeed…

Read More »

Magaalada Bristol oo Xalay Afur iyo Casha Sharfeed loogu Sameeyey Orodyahanada Zam iyo Maxamed

0 Visits: 2256 | Wednesday August 08, 2012 - 13:31:53
Xafladan Afur iyo Casha Sharafeedkan lagu maamuusayey Oradyahanada Dalkeena matalayey ee kala aha Zamzam Maxamed Faarax iyo Maxamed Xasan ayaa xalat si heer sare ah uga qabsoontay Magaalada Bristol ee Dalkan Ingiriiska.

Read More »

Wasiirka Sportga Soomaaliya oo maanta booqday tuulada Olimbikada ee London 2012.

0 Visits: 2175 | Sunday July 29, 2012 - 18:37:30
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo sport ga dawladda ku-meelgaarka ah ee Soomaaliya mudane Maxamuud Jirde Xuseen ayaa maanta cayaartoyda iyo wafdiga soomaaliyeed ee ka qaybgalaya cayaaraha Olimbikada adduunka ku booqday guriga ay ka degan yihiin tuulada olimbikada ee London 2012.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.