Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Calanka Soomaaliya u dhiibay Ciyaartoyda Soomaalia uga qeyb galaysa Ciyaaraha Rio 2016+Sawirro

0 Visits: 1228 | Monday August 01, 2016 - 22:31:41
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiin ka socotay Guddiiga Olombiaka Soomaaliyeed iyo ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliyeed uga qeyb-galeysa tartanka…

Read More »

Maalinta Olimbikada Adduunka oo Soomaaliya laga Xusay +Sawirro

0 Visits: 1435 | Sunday July 24, 2016 - 14:23:10
Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa soo agaasima xaflad balllaaran oo lagu xusayo maalinta Olombikada Adduunka (Olmpic Day ) oo ku beegnayd 23 June, balse sanadki labaad oo xiriir ah ay GOS dib u dhigeen, maadaama ay ku soo beegantay bisha Ramadaan, Gos iyo IOC-na ay isla garteen in la qabto 23 July.

Read More »

DAAWO WAREYSI XOGHAYAHA GOS DURAAN AXMED oo ka warbixinaya diyaar garowga Ciyaaraha Olombikada Aduunka

0 Visits: 1931 | Wednesday July 06, 2016 - 22:59:32
Xoghayaha Guddiga Guddiga Olombika Soomaaliyeed Duran Axmed Faarax ayaa wareysi u uga warbixinayo ciyaraha Olombikada Aduunka siiyay TV-ga Qaranka Soomaaliyeed SNTV xaruntiisa magaalada London ee caasimada Uk.

Read More »

Ciyaartoyda Sooomaaliya uga qeyb galeysa Ciyaaraha Olombikada aduunka oo tababar diyaar garow ah kujira +Sawirro

0 Visits: 3689 | Thursday June 30, 2016 - 07:59:16
Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud ayaa wada tababar ay ugu diyaar garoobayaan ciyaaraha Olombikada Aduunka oo bisha Agoosto ee sanadkan ka dhici doona Magaalada Rio Dejenario ee dalka Brazil.

Read More »

Daawo Sawiradda: Xarunta Gos oo dayactir lagu sameeyay

0 Saturday June 11, 2016 - 08:44:25
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo kujira ayaa dayac tir ku sameeyay xarunta uu ku leeyahay magaalada Muqdisho.

Read More »

GOS oo qalab u qeybisay Iskuuladi ka qeyb galay tartanka Is dhexgalka Dhalinyarada+Sawirro

0 Visits: 1302 | Tuesday May 31, 2016 - 13:16:20
Guddiga Olombikada Soomaliyeed Gos ayaa qalab isboorti u qeybiyay iskuuladi ka qeyb galay tartanka is dhexgalka dhalinyrada oo adhawaan soo idlaaday.

Read More »

Tartanka is dhex galka dhalinyarada oo si heer sare lagu soo xeray+Sawirro

0 Saturday May 28, 2016 - 00:44:46
Tartanka is dhexgalka dhalinyarada oo ay soo qaban qaabiyeen guddiga Olombiakda Soomaaliyeed ayaa xaflad heer sare ah lagu soo xeray.

Read More »

GOS oo Muqdisho ku soo gaba gabeeysay tartan ay dhalinyaro u qabatay [Sawiro]

0 Visits: 1381 | Tuesday May 24, 2016 - 23:27:34
Gudigii waday tartanka is dhexgalka dhalinyarada oo ka socday magaaada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa soo gaba gabeeey iyada oo ay kulankii fiinaalaha ay soo xaadireen marti sharaf ka duwan.

Read More »

Guddiga Olomibkada Soomaaliyeed ka jawaabay Ciyaartooy Been ABuur ah oo dalka dibadiisa u socday+Sawirro

0 Visits: 1623 | Saturday May 21, 2016 - 12:59:08
Guddiga Olomibika Soomaaliyeed ayaa xafiiska uu magaalada muqdishoku leeyahay ku qabtay shir Jaraa'id uu uga jawaab celinayo warbixin ay soo gasriisay waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda fedaraalka Somaaliya taasoo aheyd in garoonka diyaarada Aaden lagu qabtay dhalinyaro sheeganaysa in ay dalka…

Read More »

Gos oo tartan isdhaxgalka dhalinyarada ka furtay Muqdisho+Sawirro

0 Visits: 1414 | Tuesday May 10, 2016 - 22:59:41
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa muqdisho ka furay tartan kubadda cagta oo ay ka qayb galayaan 15 iskuul waxaana xafladii furitaanka kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socotay Gos, Maamuulka degmada Shangaani, ardayda 15-ka iskuul iyo marti sharaf kale.

Read More »

Guddiga Fullinta Gos oo shir Ku yeeshay Magaalada Muqdisho +Sawirro

0 Visits: 1540 | Wednesday April 20, 2016 - 02:07:56
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa shirkii guddiga Fulinta ee seddexdii Bil mar la qabto ku yeeshay xarunta uu ku leeyahay magalaaada Muqdisho waxaana shir guddoominayay ku-simaha Guddoomiyaha Axmed Cabdi Xasan Wataac.

Read More »

Maalinta Nabdda iyo isboortiga oo si weyn looga xusay Soomaaliya+Sawirro

0 Visits: 1674 | Thursday April 07, 2016 - 01:32:04
Waxa magaalada muqdisho lagu qabtay xuska Maalinta caalamiga ee u adeegsida isboortiga horumarka iyo nabadda iyo maalinta ciyaartoyda Soomaaliyeed.

Read More »

Xogahayah GOS oo booqday Xarunta Olmpikada Turkiga

0 Visits: 2258 | Monday March 07, 2016 - 22:38:30
(Nocsom) Xoghayaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed mudane Duran Axmed Farax ayaa booqasho ku tagay xarunta guddiga olombikada Dalka Turkiga oo ku taala magaalada Stanbul ee dalkaasi Turkiga.

Read More »

GOS oo ka qayb gashay tababar dhanka Suuqgeynta oo lagu qabtay Sweazerland+Sawiro

0 Visits: 2605 | Sunday January 31, 2016 - 08:25:25
(Nocsom)-Seminaarkan oo ka dhacay xarunta IOC, magaalada Laussane ee dalka Sweazerland waxaa ka qayb galay 34 dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay waxaana Guddiga Olombikada Soomaaliyeed uga qayb galay Xoghayaha Guud Duraan Axmed Faarax.

Read More »

Shirweynaha Guddiga Olombikada Soomaliyeed oo lagu qabtay magaalada muqdisho+Sawirro

0 Visits: 1437 | Friday January 08, 2016 - 03:43:36
Shirkan oo sanadkiiba mar laqabto ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Maxed C/laahi xasan nuux , Xildhibaano, wasiiro hore , maamulka gobolka Guddiga Fulinta Gos, Madaxda Xiriirada, Ururuada , Zoonanka gobolada dalka iyo marti sharaf kale.

Read More »

Tababar Kubadda Laliska oo Muqdisho lagu soo gebagabeeyay +Sawirro

0 Sunday November 29, 2015 - 01:32:30
Tababar heer Caalami ah oo kubada Lalisla oo ay ka qeyb qaadanayeen 18 macalin oo xirfada macalinimo la barayay ayaa lagu soo gebagebeeya Magaalada muqdisho waxaana xaflada xeritaanka kasoo qayb galay masuuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyeeed, madaxda xiriirka kubadda La laliska, madaxda…

Read More »

Xoghayaha Guddiga Olombikada Soomaliyeed oo ka qeyb galay Shirweynaha Anoca+Sawirro

0 Visits: 2105 | Thursday November 26, 2015 - 22:49:45
Waxaa magaalada Port Louis ee dalka Mauritius lagu soo gebagabeeyay shirweynihii 16aad ee ANOCA, Association of National Olympic Committees of Africa, waxaana kasoo qayb galay dhammaan wadamada xubnaha ka ah , iyo guddoomiyaha IOC Dr. Thomas Bach, waxaana Soomaaliya uga qayb galay Xogahayaha Guddiga…

Read More »

Macalimiin heer caalami ah oo Tababar kubadda laliska ka bilaabay Muqdisho+Sawirro

0 Visits: 1604 | Monday November 16, 2015 - 22:56:31
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee Gos ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar heer caalami ah uga furay macalimiin cusub oo labarayo xirfada macalinimo ee kubadda Laliska , waxaana xafladii furitaanka kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga, guddiga fulinta Gos,…

Read More »

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirwaynaha Xiriirka kubadda Gacanta Aduunka+Sawirro

0 Visits: 1914 | Thursday November 12, 2015 - 09:01:14
Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed Kubadda Gacanta Nuur Maye cusmaan ayaa kaga qeyb galay magaalada SOCHI, ee dalka Russia Shirweynihii Xiriirka Kubadda Gacanta Adduunka oo ay ka soo qeyb galeen 198 waddan.

Read More »

Horyaalki 6 -aad Kubadda Gacanta Gabdhaha oo Xaflad Heer sare ah lagu soo xeray +Sawirro

0 Thursday November 05, 2015 - 10:55:18
Xaflad su heer sare oo lagu soo agaasimahay oo lagu soo xerayay horyaalka kubada Gacanta Gabdhaha ayaa shalay ka dhacaday gaeroonka Wiish, waxaana kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socota Ciidanka Booliska, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxda Xiriirada, fanaaniita iyo Baambayda Heegan iyo marti sharaf…

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.