Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wararka Gudaha

GOS oo Booqatay Xarunta tababarka Xulka qaranka ciyaaraha Fudud+Sawirro

0 Visits: 1317 | Friday April 10, 2015 - 18:16:24
Mas'uuliyiin ka socotay Guddiga Olombikada Soomaaliyed oo uu horkacayey xoghayaha Duraan Axmed Faarax kormeer hawleed ku sameeyay garoonka tababarka cayaartoyda orodada ee xulka qarannka Soomaaliyeed oo diyaar garowga ugu jra cayaaraha (All African Games) kuwaasoo Bisha September ee sanadkan ka…

Read More »

Maalinta nabadda iyo cayaaraha dunida oo laga xusay Soomaaliya.

0 Visits: 1382 | Tuesday April 07, 2015 - 01:30:34
Munaasabad aad u balaaran oo lagu xusayay Maalinta dunida looga dabaaldego isticmaalka cayaaraha ee nabadaynta dunida iyo maalin looogu magac daray maalinta cayaartoyda Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacday garoonka Banaadir ee magaalada Mogadishu.

Read More »

Guddiga Fulinta ee GOS oo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho +sawiro

0 Visits: 1632 | Saturday April 04, 2015 - 15:16:13
Shirkii saddex biloodlaha ahaa ee guddiga Fulinta ayna ka soo qayb galeen xubnaha guddiga fullinta ee Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed iyo guddoomiye Sharafeedaka GOS Cabduqaadir Gacal Abkoow ayaa lagu qabtay Hotel Shamo ee magaalada Mogadishu.

Read More »

Wasiirka dhalinyarada iyo sportga oo kormeeray garoomada cayaaraha.

0 Visits: 1514 | Wednesday April 01, 2015 - 20:21:31
Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux oo ay wehliyeen guddoomiyaha GOS, guddoomiyayaal xiriiro iyo xubno ka tirsan GOS iyo Xiriirka kubada cagta ayaa manta kormeer uu ugu kuurgalayo garoomada cayaaraha ku soo maray garoomo kala duwan.

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay bahda Sport ga dalka.

0 Visits: 1224 | Tuesday March 31, 2015 - 00:01:08
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa kulan qado sharaf ah manta ku casuumay Bahda isboortiga dalka, oo isugu jiraty masuuliyiinta wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Madaxa xiriirada, Xildhibaano iyo waliba qaar ka mid ah masuuliyiintii,…

Read More »

GOS oo kulan wada tashi ah la qaadatay Masuuliyiinti hore ee isboortiga+ Sawirro

0 Visits: 1335 | Wednesday March 18, 2015 - 14:15:37
Guddoomiyaha Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed Cabdullaahi Axmed Tarabi aya kulan qado sharaf ah ugu sameeyey gudaha magaalada Mugadishu masuulyiintii hore ee qaybaha kala gedisan ee isboortiga, macalimiin hore, garsooorayaal iyo waliba cayaartoy hore, kuwaasoo isugu jiray kuwa ka yimid dibadda dalka…

Read More »

Shirwaynihii GOS oo Mogadishu lagu soo gabagabeeyey.

0 Visits: 1325 | Friday January 16, 2015 - 21:10:18
Guddiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabo-gabeeyey Shir-weynihii Guddigaasi,kaasi oo labo maalin 14-15ka bisha ka socday hotelka Shamow ee gobolka banaadir.

Read More »

Kulankii gudiga fulinta GOS oo mogadishu ka dhacay.

0 Visits: 1201 | Thursday January 15, 2015 - 15:54:42
Guddiga fulinta Gos oo ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, shirkan oo ah mid sanadkiiba afar jeer la qabto ayaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid ahaayeen , warbixinadii iyo waxqabadki sanadki la soo dhaafay iyo qodobo dhowr ah oo lagu balan sanyahay in beri horgeeyo shirwaynaha guud,…

Read More »

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir-sanadeedkii ANOCA Zone V oo Sudan ka dhacay + sawiro

0 Visits: 1221 | Monday December 22, 2014 - 00:03:02
Waxaa magaalada Khartuom ee caasimadda dalka Sudan lagu soo gabo-gabeeyey shir-sanadeedkii ANOCA Zone V kaasii oo maalmihii ugu danbeeyay halkaasi ka socodey ayna goob-joog ka ahaayeen dhamaan dalalka xubnaha ka ah ANOCA Zone V oo Soomaaliya kamid tahay.

Read More »

GOS oo Inj. Axmed Kirish gudoonsiisey Biladda sanadka 2014 ee (IOC -Trophy)

0 Visits: 1378 | Monday December 15, 2014 - 17:40:17
Xaflad balaaran oo abaal-marinta sanadka 2014 lagu gudoonsiinayey Shaqsiga wax wanagsan ka qabtay dhaq dhaqaaqa Isboortiga ee dalka ayaa waxaa lagu qabtay gudaha garoonka Wiish ex-Lugino degmada C/casiis ee Muqdisho.

Read More »

Tacsi Tiiraanyo leh oo ay dirayaan bahda GOS iyo xiriirada dalka.

0 Visits: 1211 | Friday November 28, 2014 - 13:10:21
Dhamaan madaxda GOS, xiriirada hoos yimaada iyo bahda warbaahinta GOS ee dalka gaar ahaan kuwa magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan lacaghayaha GOS Maxamed Cabdow Xaaji oo aabihii alaha u naxariistee ku geeriyooday magaalada Sanca ee dalka Yemen.

Read More »

Gos oo kulan horumarinta looga hadlayo la yeeshay Guddoomiye XSKK Cadaani

0 Visits: 2727 | Monday November 24, 2014 - 19:45:38
Guddiga Olombikada Soomaaliya oo dadaal ugu jira sidii ay xiriirada isboortiga dalka sare ugu qaadi lahaayeen waxqabadkooda ayaa kulan la qaatay Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga. waxaana kulankan ka qayb qaatay Guddoomiya Gos Cabdulaahi Axmed Tarabi,xoghayaha Gos Duraan Axmed Faarax iyo Guddoomiyaha…

Read More »

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirwaynihi 19-aad ee ANOC

0 Visits: 1614 | Monday November 10, 2014 - 16:51:03
Wafdi ka socda dalkeena soomaaliya ayaa ka qayb galay shirwaynihii 19-aad ee ANOC oo ka dhacay Magaalada Bankok ee Dalka Thailand, Guddoomiyaha Olombikada Soomaaliya Cabdullaahi Axmed Tarabi iyo Xoghayaha guud Duran Axmed Faarax ayaa soomaaliya uga qayb galay shirka.

Read More »

Madaxda GOS oo ku sugan magaalada Bankog kana qaybgalaya kulanwaynaha 19 aad ee ANOC.

0 Visits: 1245 | Wednesday November 05, 2014 - 16:18:58
Guddoomiyaha GOS C/Laahi Axmed Tarabi iyo xoghayaha Gos Duraan Axmed Faarax ayaa ku sugan magaalada Bangkog ee dalka Thailand si ay uga qaybgalaan kulanwaynaha ururka ay ku bahoobeen guddiyada olimbikada ee dalalka caalamka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan ANOC.

Read More »

Aas aasihii Olympic-ada Soomaaliya oo Dowladda Federaalka kula taliyay in Sportiga u adeedsadaan soo celinta nabadda.

0 Visits: 1381 | Monday September 29, 2014 - 18:13:34
Aas aasihii guddiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS Mr. Ali Omar Sheegow ayaa ugu baaqay Dowladda federaalka Soomaaliya iney Sportiga u adeegsadaan soo celinta nabadda dalka Soomaaliya,isagoo u sheegay in kaalin muhiim ah ka qaadan karo arintaasi.

Read More »

Magaalada Kismayo oo tartamo sport looga xusay maalinta nabadda adduunka.

0 Visits: 1190 | Saturday September 27, 2014 - 19:57:10
Ugu yaraan 150 qof oo isugu jiray siyaasiyiin, cayaartoy hore, maamulka sport ga iyo haween ayaa isugu soo baxay socod saddex kilometre ahaa oo lagu maamuusayey maalinta nabadda adduunka oo ku beegnayd 21 September.

Read More »

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Gacanta oo Maanta Xaflad Sagootin u sameeyay Xulka Qaranka kubada gacanta Wiilasha iyo gabdhaha+Sawiro

0 Visits: 1357 | Thursday August 21, 2014 - 23:35:19
Xafladan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa Maanta ka dhcaday Xarunta Gos iyadoo lagu sagooyinayay Ciyaartoyda Xulka Qaranka kubadda Gacanta oo Wiilal iyo Gabdho isugu jira kuwaa oo ka qaybgalaya ciyaaraha africa challange cuboo dalka Ethioia ka dhacaya, Waxaana ka soo qayb galay Wasiirka…

Read More »

Wafdiga iyo Ciyaartoyda Soomaaliya ee Tartanka Olympikada Nanjing oo gaaray China

0 Visits: 1812 | Saturday August 16, 2014 - 15:09:26
Waxaa magaalada Nanjing ee dalka China gaaray wafdiga iyo ciyaartoyda Soomaaliya u metelaya tartanka Olympikada Dhalinyarada aduunka 2014 kaasi oo 16-ka bisha ka furmaya halkaasi.

Read More »

Madaxa GOS ee tartanka Olombikada aduunka ee Nanjing oo si diiran loogu soo dhoweeyey China

0 Visits: 1310 | Thursday August 14, 2014 - 02:13:20
Waxaa magaalada Beijing ee dalka China gaaray wakiilka carabta iyo qaaradda Aasiya u qaabilsan guddiga Olombikada qaranka Soomaaliya ee GOS Macalin Cumar C/qaadir Baarajab,isagoo halkaasi si weyn loogu soo dhoweeyay.

Read More »

Gudoomiye ku-xigeenka GOS oo gaaray Norway kuna biirey madaxda caalamiga ee joogta shirweynaha 85-aad ee Shataranjiga

0 Visits: 1204 | Thursday August 07, 2014 - 16:00:00
Gudoomiye ku-xigeenka Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ahna gudoomiyaha Xiriirka shataranjiga Axmed Cabdi Xasan (Wataac) ayaa gaaray maanta Magaalada Tromso ee dalka Norway halkaasi oo u ka bilowdey shirweynihii 85-aad ee xiriirada Chess-ka Caalamka.

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.