Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wararka Gudaha

Guddoomiyaha GOS oo ka qayb galay munaasabadda Dhagax -dhigga xarunta Isboortiga+Sawirro

0 Visits: 1298 | Thursday August 09, 2018 - 11:59:31
Guddoomiyaha Guddiga Olombikada SoomaaliyeedMudane Cabadullaahi Axmed Tarabi ayaakaqayb galaymunaasabadda dhagax- dhig loogu soo samaynayay xarunta Isboortiga, waxaan xafladan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socotay wasaaradda,Maamulka…

Read More »

GOS oo tababar aqoon kororsi usoo gebogabaysay Howl-wadeenada Isboortiga+Sawiro

0 Saturday August 04, 2018 - 13:41:12
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa tababar aqoor koroso saddax maalin u soconaya usoo gebogabaysay Howl-wadeena Isboortiga dalka.

Read More »

GOS oo tababar aqoon kororsi u furtay Howl-wadeenada Isboortiga+Sawirro

0 Thursday August 02, 2018 - 13:19:00
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa aqoor koroso saddax maalin soconaya u furay Howl-wadeena Isboortiga.

Read More »

Tababarka tababarayaasha kubadda Kolayga oo lasoo gebogabeeyay+Sawirro

0 Visits: 1118 | Sunday July 29, 2018 - 20:18:43
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo gebogabeeyay macallimiinta kubadda Kolaga, waxaana xaflada xeritaanka kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Dhallinyadar iyo Isboortiga, Safaaradda Masar ee Soomaaliya, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Xiriirka Soomaaaliyeed…

Read More »

GOS oo Tababar Muqdisho uga furtay Tababarayasha kubadda Kolayga Soomaaliya+Sawirro

0 Visits: 1448 | Monday July 23, 2018 - 08:37:14
Waxaa Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay tababarka tababarayaasha kubadda Kolayga darajada Koowaad (Technical Course For Basketball Coaches Level One, waxaa tababarkan soo qaban qaabiyay Guddiga Olombika Somaaliyeed oo kaashanaya Olympic Solidarity waxaana tababarkan bixinaya qabiir ka socda…

Read More »

Soomaaliya oo guul kasoo hoysay Ciyaaraha Da'yarta qaaradda Afrika+Sawiro

0 Visits: 4181 | Saturday July 21, 2018 - 15:58:48
Soomaaliya ayaa guulo kasoo hoysay ciyaaraha ee da'yarta qaaradda Africa oo ka socda dalka Algeria.

Read More »

Guddiga Fullinta GOS oo shirki sadddaxaad ee sanadkan ku yeeshay Muqdisho+Sawirro

0 Visits: 1076 | Friday July 06, 2018 - 20:01:40
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa magaalada muqdisho ku yeeshay shirka sadddaxaad ee guddigiisa fulinta ee sanadkan 2018, waxaana ka soo qeybgalay xubnaha guddiga fulinta.

Read More »

GOS oo tartama kale duwan oo xiiso leh xustay Maalinta Olombikada Adduunka +Sawirro

0 Visits: 1070 | Sunday June 24, 2018 - 15:10:55
Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Xuska Maalinta Olombika Adduunka (Olympic Day), waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga, Guddiga Olombika Soomaaliyed, Madaxda Xiriirada qaar kamid ah Maamulka ISboortiga Gobolka Banaadir…

Read More »

MaalintaNabadda iyo Horumarka Isboortiga oo orodka gaaban ee Marathon-ka lagu xusay+Sawirro

0 Visits: 13701 | Friday April 06, 2018 - 17:34:01
Waxaa maanta magaalada magaalada Muqdisho lagua qabtay tartanka orodka Gaaban ee Muqdisho (Muqdisho Mini Marathon kaasoo lagu maamuusaay munaasabadaha maalinta nabada iyo hormarka Isboortiga adduunka iyo maalinta ciyaartoyda Soomaaliyeed.

Read More »

Shirwaynihii GOS oo Mogadishu lagu soo gabagabeeyey+Sawirro

0 Visits: 1826 | Thursday March 08, 2018 - 00:47:19
Guddiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabo-gabeeyey Shir-weynihii Guddigaasi,kaasi oo 6-7-da bishan march ka socday hotelka Shamow ee magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qeyb galay Gudoomiye Ku-xigeenka Arimaha bulshada ee Gobolka Banaadir ,Madaxda GOS,Madaxda Xiriirirada…

Read More »

Guddiga Fullinta GOS oo Shirki koowaad ee sanadlaha Muqdisho ku yeeshay+Sawiro

0 Visits: 1389 | Thursday January 11, 2018 - 01:40:35
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa xarunta uu ku leeyahay magaalada muqdisho ku yeeshay shirka guddigiisa fulinta ee sanadk 2018, waxaana ka soo qeybgalay xubnaha guddiga fulinta.

Read More »

GOS oo Tababarka Horumarsan ee maamulka Isboortiga ka furtay Muqdisho+Sawirrm

0 Visits: 9193 | Sunday December 17, 2017 - 14:04:05
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa tababarka horumarsan ee lagu baranayo maamulka iyo maareeynta isportiga (Advanced Sports Management Course) u furay madaxda xiriirada Isporti ee dalka ka jira iyo qaar kamida ardayda jaamacadaha,

Read More »

Shirka Guddiga Fullinta GOS oo Muqdiso lagu qabtay iyo qodobo muhiim ah oo laga dooday+Sawirro

0 Visits: 1581 | Friday November 24, 2017 - 11:30:05
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed GOS ayaa xarunta uu ku leeyahay magaalada Muqdisho ku qabtay Shirkiisa Guddiga ee saddexdii bilba mar la qabto.

Read More »

Somalia oo ka qayb-gashay shir-weynaha Guddiyada Olimbikada adduunka oo lagu soo Gaba-gabeeyay Prague+Sawirro

0 Visits: 3424 | Sunday November 05, 2017 - 16:32:19
Guddiga Olimbikada Somalia ayaa magaalada Prague ee dalka Czech Republic uga qayb-galay shirka sanadlaha ah ee guddiyada Olimbikada adduunka, kaasi oo ay ka soo qayb-galeen xubno matalayay Olimbikada wadamada caalamka.

Read More »

Tababarka tababarayaasha kubadda Gacanta Soomaaliya oo Djibouti lagu soo xeray+Sawirro

0 Visits: 1616 | Tuesday October 24, 2017 - 16:32:58
Waxaa maanta dalka Djibouti lagu soo gebagabeeyay tababarka kubadda Gacanta dajarda koowaad oo 15 Tababare muddo 10 cisho ah u socday, waxaana xafladda xeritaanka oo ka dhacda Caasimadda Djibouti kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Safaaradda Soomaaliya ee Djibouti, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed…

Read More »

Tababar Tababarayasha kubadda Gacanta Soomaaliya oo Ka Furmay Djibouti +Sawirro

0 Visits: 1714 | Monday October 16, 2017 - 17:38:08
Waxaa Magaalada Djibouti si rasmi ah uga furmay tababarka tababarayaasha kubadda Gacanta darajada Koowaad ( Hanball Technical Course Level 1, waxaa tababarkan oo ay soo qaban qaabiyay Guddiga Olombika Somaaliyeed oo kashanaya Olympic Solidarity waxaana tababarkan bixinaya Xiriirka kubadda Gacanta Adduunka…

Read More »

GOS oo qada sharaf u samaysay Bahdii Hore e Isboortiga Dalka +Sawiro

0 Visits: 1740 | Wednesday July 26, 2017 - 23:56:44
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa kulan qado sharaf ah u sameyay bahdii hore ee isboortiga dalka oo isugu jira, Masuuliyiin, Ciyaartoy, Macalimiin iyo garsoorayaal in kabdaan 50 sano isboortiga ku soo dhex jiray dalkana kammaqnaa 27 sano ee burkburka dalkakujiray.

Read More »

GOS oo tartamao xiiso leh ku xustay Maalinta Olombikada Adduunka+Sawirro

0 Visits: 1376 | Monday July 10, 2017 - 17:20:07
Guddiga Olombika Soomaaliyeed GOS ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Xuska Maalinta Olombika Adduunka (Olympic Day), waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga, Guddiga Olombika Soomaaliyed, Madaxda Xiriirada qaar kamid ah Maamulada Degmoyinka iyo Marti sharaf…

Read More »

GOS oo tacsi u direysa Qoyska Garsoore Cartan oo Muqdisho ku geeriyooday

0 Visits: 2108 | Thursday June 29, 2017 - 15:23:09
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun,

Read More »

GOS oo Aqoon Kororsi dhanka Maamulka u furay xiriirada iyo Ururada Isboortiga+Sawirro

0 Visits: 1535 | Sunday May 21, 2017 - 00:09:10
GOS oo Aqoon Kororsi dhanka Maamulka u furay xiriirada iyo Ururada Isboortiga+Sawirro

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.