Last update: Friday, March 27 2020 - 13:33:31
Nocom Facebook pageFacebook | Nocom Twitter pageTwitter | Nala Xiriir | Profile | E-mail-ka aqriso | English |
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed

Bogga Hore
Doorashooyinka
Profile Xulka Wararka Albumka Sawirada Barnaamijyo Maqal ah Maqal iyo Muuqaal Dalka Soomaaliya Nala Xiriir
Bogagga Ciyaaraha
Barnaamijyo Maqal ah
No image Soomaaliyeey Toosoo Toosoo isku tiirsadaee
Kala soco GOS baraha



Nocsom website

Wararka Gudaha

GOS oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Ciidul-Fitriga.

0 Visits: 1524 | Tuesday July 29, 2014 - 02:05:35
Iyadoo bulshada Islaamka gaar ahaan Soomaalida meel weliba oo ay caalamka ka joogto u bilatey bisha Shawaall ee Ciidul-fidriga kadib markii ay dhamaatey bishii Ramadaan ayaa gudiga ugu sareeya heyadaha sportiga dalka ee GOS hambalyo balaaran hawada u marisey dhamaan Soomaalida iyo Islaamka oo dhan.

Read More »

Doorashadii 7-aad ee Xiriirka Ciyaaraha Fudud oo Mogadishu ka dhacday.

0 Visits: 1483 | Saturday July 12, 2014 - 14:57:39
Shir sanadeedkii 7-aad xiriirka ciyaaraha fudud ee Soomaaliya ayaa lagu qabtey magaalada Muqdisho,iyadoo goob joog u ahaayeen xubin ka socda wasaaradda Sportiga ee DFS,guddiga olombikada,kooxaha iyo ururada hoos taga XSCF iyo marti sharaf kale oo lagu casuumey.

Read More »

Guddoomiyaha GOS oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey bisha Ramadaan.

0 Visits: 1206 | Saturday July 05, 2014 - 13:12:32
Gudoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS C/laahi Axmed tarabi ayaa bulshada Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyay bilashada Bisha Ramadaan oo axadii dhamaan muslimiinta caalamku u bilaabatey,kadib war saxaafadeed laga soo saarey xafiiska GOS.

Read More »

GOS oo tartankan Samsung–Cup ku soo gabagabaysay xarunta Olympafrika ee magaalada Mogadishu.

0 Visits: 9271 | Saturday July 05, 2014 - 12:52:02
Gudiga Olombikada Soomaaliya ayaa iyaga oo fulinaya balan qaadyadooda ku aadan horumarinta Sportiga dalka, ayaa waxaa ay garoonka dugsiga Jabuuti oo ah xarunta soo saarista ciyaartoyda Da'yarta ee  (Grass roots) ku qabteen tartan kubadda cagta SAMSUNG–CUP kaasi oo ku tartameen ciyaartoyda da'doodu…

Read More »

DURAAN:"GOS si wayn ayey ugu hambalyeynaysaa tartankii gobolada Puntland, kii Kismayo iyo kooxihii ku guulaystay"

0 Visits: 9516 | Thursday June 26, 2014 - 19:51:21
Iyadoo dhowaan magaalooyinka Garowe ee Puntland iyo Kismayo lagu soo gabogabeeyey Tartamadii gobolada dowlad goboleedka Puntland iyo xaafadaha Kismaayo oo ay ku kala guulesteen kooxaha Nugaal iyo Guul wade ayaa gudiga Olombikada qaranka Soomaaliya ee GOS si weyn ugu hambalyeeyey tartamadaai iyo kooxaha…

Read More »

GOS oo fantasiyo kusoo gabo gabeysey munaasabadda 23-ka Juun Maalinta Olympikada aduunka (sawirro)

0 Visits: 1399 | Tuesday June 24, 2014 - 19:20:13
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed  ee GOS ayaa ciyaaro iyo fantasiyo ku maamuusay munaasabadda maalinta olympicada caalamiga ah ee (Olympic Day) oo ku beegneyd 23-June,taasi oo ka dhacday xarunta Daljirka dahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka banaadir.

Read More »

GOS oo Muqdisho kabiloowdey todobaadka Xuska Maalinta caalamiga ah ee Olympic-day + sawirro

0 Visits: 1352 | Tuesday June 24, 2014 - 19:04:39
Guddiga Olombikada qaranka Soomaaliya ee GOS ayaa Muqdisho ka bilaabay tartamada lagu weeyneynayo maalinta caalamiga ah ee Olympic -Day taasi oo kubeegan 23ka bisha Juunyo 2013.

Read More »

GOS oo seminar maamulka sport ga ah Kismayo ugu qabatay degmooyinka J Hoose.

0 Visits: 1332 | Sunday June 15, 2014 - 17:19:52
Gudiga olombikada soomaliyeed ee GOS ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose ka qabtey seminaar dhinaca maamulka Sportiga,iyadoo ay ka qeybgaleen ilaa 20 ruux laga soo kala xuley qeybaha kala duwan ee bulshada,iyo Maamulada shanta degmo ee ay ka kooban tahay Gobolka Jubadda Hoose.

Read More »

KISMAAYO-CUP oo si rasmi ah uga bilowdey garoonka Waamo oo dayactir lagu sameeyey + Sawirro

0 Visits: 1262 | Friday June 13, 2014 - 11:50:05
Dadweyne aad u tiro badan ayaa kasoo qeybgaley daawashada xafladii furitaanka iyo kulankii koobaad ee koobka xaafadaha degmada KISMAAYO ee xarunta Jubada hoose,halkaasi oo sidoo kale qaar kamida madaxda hey’adaha Sportiga dalka ay goob joog u ahaayeen.

Read More »

Guddiga Olombikada oo qalab ku wareejiyey Maamulka Sportiga ee Jubada hoose +Sawirro

0 Visits: 1226 | Wednesday June 11, 2014 - 11:52:25
Guddiga Olombikada Soomaaliya ee GOS ayaa qalab sports oo isugu jira Funaanado, buumayaal,Kubaddo Koobab iyo agabka garsoorka ku wareejiyey Maamulka Ciyaaraha ee J/hoose gaar ahaan magaalada KIsmaayo,iyadoo xaflada qalab wareejintaasi lagu qabtey Hotelka Qiilmawaaye ee Kismaayo.

Read More »

Wafdi Sports oo ka socda Guddiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS oo gaaray Kismaayo + sawiro

0 Visits: 1239 | Tuesday June 10, 2014 - 18:00:30
Wafdi ka kooban dhowr xubnood oo uu hogaaminayo xoghayaha GOS Duraan Faarax ayaa soo gaaray xarunta gobolka Jubadda hoose ee Kismaayo,iyadoo halkaasina si diiran loogu soo dhoweeyey.

Read More »

GOS oo ka hadashey Qarax sababay Dhimasho iyo dhaawac ciyaaryahano Soomaliyeed.

0 Visits: 1194 | Friday May 30, 2014 - 00:33:17
Wiil yar ayaa geeriyoodey labo kalena wuu ku dhaawacmay kadib markii ay Miino kula qaraxdey Goob banaan ah oo kubadda cagta ay ku ciyaarayeen degmada Balanbale oo u dhow xuduuda Somaliya ay la wadaato dalka Ethiopia.

Read More »

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo sagootiyey wafdiga GOS ee ka qaybgalaya CF Afrika.

0 Visits: 1227 | Tuesday May 20, 2014 - 17:06:34
Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha GOS Duraan Axmed Faarax oo ay kamid ahaayeen ciyaaryahano ciyaaraha fudud iyo Tababare iyo wakiil kasocda Xiriirka Ciyaaraha Fudud ee dalka ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aden cadde,iyagoo kusii jeeda magaalada Gaborone ee dalka Botiswana.

Read More »

Ururka Generetion for Peace oo xarunta GOS ku qabtey seminaar wadatashiga Dhalinyarada + Sawiro

0 Visits: 1295 | Thursday May 15, 2014 - 15:30:43
Ururka Generation for Peace ee marka lasoo gaabiyo loogu yeero GFP ayaa xarunta Gudiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ku qabtey Seminaar dhinaca Nabadda,iyo hami gelinta dhalinyarada Soomaaliyeed,iyadoo dhalinyaro fara badan ay ka qeybgaleen.

Read More »

GOS oo xarunta Olympafrica Muqdisho ku qabtey tartamo Ciyaaraha fudud ee Dugsiyada + sawiro

0 Visits: 1257 | Sunday April 27, 2014 - 20:29:28
Hey’adda ugu sareeysa Sportiga dalka ee GOS ayaa iyaga oo ka duulaya baadi goobka iyo Horumarinta noocyada kala duwan ee Ciyaaraha dalka iyo ciyaaryahanada waxaa ay qabteen Tartamo Ciyaaraha Fudud oo ay ka qeybgaleen ilaa 5 dugsi ciyaartoy ka socotey,kuwaasi oo da’doodu u dhexeysay 13/15…

Read More »

Guddiga Fulinta ee GOS oo shir balaaran ku yeeshan xaruntooda Muqdisho

0 Visits: 1244 | Saturday April 05, 2014 - 12:52:46
Guddiga Olombikada qaranka ee Soomaaliya GOS ayaa shir balaaran ku yeeshan xarunta Cusub ee gudigaasi uu ku leeyahay Muqdisho,iyadoo laga hadlay arimo dhowra oo ku saabsan howsha guddiga ee horumarinta sportida.

Read More »

Guddiga Olombikada oo qalab kala duwan gudoonsiiyey Xiriirada iyo dugsiyada g/banaadir + sawiro

0 Visits: 1423 | Wednesday April 02, 2014 - 12:26:05
Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliya ee GOS ayaa qalab sporti u qeybiyey xiriirada kala duwan iyo dugsiyada kala duwan ee gobolka Banaadir,iyadoo xafladda qalab wareejintaasi ay ka dhacdey xarunta cusub ee gudiga Olombikada ee Muqdisho.

Read More »

Baarajab"Shirka ciyaaraha Youth Olympic Games 2014 wuxuu kusoo dhamaadey Guul.

0 Visits: 1454 | Saturday March 29, 2014 - 20:54:05
Waxaa Maalin kahore lagu soo gabogabeeyey dalka China Shir iyo seminaar ku saabsan diyaargarowga iyo qorshayaasha tartanka caalamiga ah ee ciyaaraha Youth Olympic Games 2014,kaasi oo bisha Ogosto ee sanadkaan ka furmi doona dalka China,iyadoo dhamaan dalalka caalamka ee tartankaasi ka qeybgalaya ay…

Read More »

Olombikada Soomaaliya iyo Olympafrica oo tartan kubadda cagta ku qabtey xarunta Muqdisho+sawiro

0 Visits: 1284 | Saturday March 29, 2014 - 20:42:13
Gudiga Olombikada qaranka Soomaaliya ayaa iyaga oo fulinaya balan qaadyadooda ku aadan horumarinta Sportiga dalka,dhinacwalba waxaa ay garoonka dugsiga Jabuuti oo dhowaan loo aqoonsadey xarunta soo saarista ciyaartoyda Da’yarta ee Grass roots) ku qabteen tartan kubadda cagta oo dhexeeyey ciyaartoyda…

Read More »

Olombikada Soomaaliya oo qado shafar sagootin ah u sameeyey khabiirka kasocdey FIBA,IOC +Sawiro

0 Visits: 1435 | Sunday March 09, 2014 - 13:07:19
Iyadoo mudo todobaad ah magaalada Muqdisho uu ku sugnaa khabiir ka socda Xiriirka kubadda koleyga aduunka ee FIBA oo lagu magacaabo Lubamir kotleba oo u dhashey dalka Slovakia isla markaana xubin ka ah gudiga Olombikada caalamka ee IOC ayaa hey’adda ugu sareeysay Sportiga dalka ee GOS waxaa ay…

Read More »

 
© Xuquuqda website-kan waxa ay u gaar tahay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed 2005 - 2024     -     Website-kan waxaa dhistay: Shirkadda Ileys Inc.